Equal opportunities statement
CMHA will not discriminate against any employee or applicant for employment because of race, color,
religion, sex, national origin, age, handicap, status as a Vietnam-era or special disabled veteran, political
affiliation or union affiliation, in accordance with applicable state and federal laws. Included within the
foregoing are: employment, promotion, demotion, or transfer; recruitment or recruitment advertising;
layoff, recall or termination; rates of pay or other forms of compensation; selection for training, and
leaves of absence
OGEEYSIIS: DADWEEYNAHA HEYSTA SHAHAADADA GURYAHA ( FOOWJARKA) IYO KUWO DAGAN GURYAHA
DAWLADDA EE GUUD (BABLIK HAWSINKA).)
Xaffiska Dowlada Hoose, Laanteeda Guryaha ee magaalada Columbus iyo Nawaaxigeeda waxaa laga
heli karaa turjumaano diyaar kuu ah. Haddii aad u baahantahay caawimaad xaga fahanka shuruucda
ijaarka iyo guryaha dowladeedba, fadlan na ogeeysii baahidaada. Waxaa Laanta Guryaha eey idiin
fidineeysaa caawimaad jurjumaanimo oo lacag la’aan ah. Waa muhiim in aan 24 saacadood ka hor
ogeeysiino turjumaanadeena markii loo baahdo. Waxaa dhici karta in ballantaada dib loo dhigo si
turjumaan loo helo.
Laanta Guryaha ee Columbus iyo Nawaaxigeeda (CMHA) waa hay’add dowli ah kuna shaqeeysa
sinaan xag guryo iyo shaqaba.
|